Weriye caan ah oo loo magacabay afhayeenka cusub ee Maamulka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo Waxuu Xeeriyey: 1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac Jama (Dabaraani) loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland 2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa … Continue reading Weriye caan ah oo loo magacabay afhayeenka cusub ee Maamulka Puntland